Weerar lagu dilay Maamulayaal Iskuul oo caawa Muqdisho ka dhacay

Kooxo hubeysan ayaa caawa degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ku dilay labo nin oo maamuleyaal ka ahaa iskuul ku yaalla Magaalada Muqdisho. Weerarkan oo ka dhacay xaafada Buurka ee degmada Heliwaa ayaa waxaa lagu dilay Maamullaha Iskuulka Al-furaad Maxamed C/llaahi Xasan iyo ku-xigeenkiisa Max’uud Maxamed Xasan. Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay horey … Continue reading Weerar lagu dilay Maamulayaal Iskuul oo caawa Muqdisho ka dhacay